Cudur la garan waayey oo ka dilaacay gobolka Andhra Pradesh (Sawirro)

Koox khubarro caafimaad ah ayaa loo diray koonfurta gobolka Andhra Pradesh ee dalka India kaddib markii cudur aan la aqoon uu halkaas ka dilaacay kaasoo dilay hal qof boqollaal kale oo la ildarana la dhigay Isbitaalada. Mudane ka tirsan xisbiga talada haya ee Bharatiya Janata ayaa sheegay in natiijada horudhaca ah ee baaritaanka dhiigga ay … Continue reading Cudur la garan waayey oo ka dilaacay gobolka Andhra Pradesh (Sawirro)